البحث / Search
القصص - 50
Somali - Abduh
: Haddayna ku Ajiibin Maqlin Ogow inay uun Raacayaan Hawadooda wax ka Dhumid badanna ma jirto cid Raacday Hawadeeda Hanuun Eebe La'aantiis Eebana ma Hanuuniyo Qoom Daalimiin ah